Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo si fudud ku lumiyay Taageerayaal badan uu lahaa

Waxaa warbaahinta bulshada aad ugu faafay muuqaal laga soo duubay siyaasiyaga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame uu ku sheegayo in dadkii martida u ahaa xoog wax ku raadinayaan, iyaguna ay sharci wax ku raadinayaan, dadweynuhu arrintaas tan iyo xilligii ay soo baxday aad ayaa loo hadal hayaa, waxayna dhaawac ugu horeeya u geysatay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo … Continue reading Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo si fudud ku lumiyay Taageerayaal badan uu lahaa